Baro Qur’aanka Si Fudud Kuna Baro Gurigaaga.

BaroQuranka waa madaraso casri ah oo kuu sahlaysa in aad si fudud Qur’aanka u barato adigoo jooga gurigaaga. Baro akhriska, tajweedka, iyo xifdinta Qur’aanka Kariimka ah si waafaqsan manhaj sax ah oo diini ah.

baroquranka

About Our BaroQuranka

Ku Baro Qur’aanka Kariimka ah Si Casri ah.

BaroQuranka waxaa aasaasay culimo iyo macallimiin khibrad u leh barista Qur’aanka. Ujeeddadeennu waa in aan ka dhigno barashada Qur’aanka mid fudud, laga helo meel kasta oo dunida aad ka joogtaan Gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed.Waxaan ku dadaaleynaa in Qof kasta si dhab ah u fahmo Qur’aanka iyo Wixi laxiriira Insha Allah.

Shahaado by BaroQuranka

115+ Students Just Now

Wiilasha & Gabdhaha Available

baroquranka

Casharada BaroQuranka

Qur’aan

Halkan Waxad Kubaraneysa qabka aad quranka Ubaran laheed iyo Hingaada macalinka qaabka kubari laha oo oo aad ugu dhiran lahed ina quranka barato.

Tajweed

Halkan Waxad Kubaraneysa qabka aad quranka Ugu akhrin laheed Si Tajwiid ah una fahmi laheed makhaarijul xuruuf.

Kitabo

Sida Caqiidada iyo Tajwiidka iyo Arbaciinka iyo Fiqhiga intaas marka lagadhis ayaa u giudbi doontaa qaabka sixitaanka carabka dhawaaqa.

Sixitanka Carabka

Hadii aad halkan soogaartey waxaad baratey Quranki oo tajwiid ah oo aad taqaano axkaamu Altajwiid kadi ayaad baraneysaa sixitaanka carabka kadibna shahadadaada aya qadaneysa.

Magacaygu waa Hibo, waxaan ku noolahay magaalada London. Ilmahaygu wuu jeclaa Qur’aanka, laakiin madarasada iga fogeed, shaqadayduna waa full-time. Markii aan helay BaroQuranka.com, waxaan helay macallimiin fiican oo Soomaali ah, gurigeyga dhexdiisa ayaa ku xafidayey Juz Amma oo dhan, alxamdulillaah. Waxaan dhihi karaa, BaroQuranka waa barnaamij noloshayda beddelay.

Hooyo Hibo UK

Waxaan ahay aaba heesta 3 carruur ah, waxaan ku noolahay Toronto. Waxaan doonayay in ilmaheyga ay helaan barasho Qur’aan, laakiin goobo badan ayaan geeyey lkn halakan ayaa noqotey meshii ugu ficneed oo caruurteydu wax kubartaan. BaroQuranka.com waxay isameeyeen macallin Soomaali ah, casharro online ah, waqtiyada aan dooran karo., ilmuheygu hadda qurankoodu wusaxanyahay marka Qur’aanka akhriyaan — taasina waa kheyr aan la soo koobi karin. thankes Baroquran.

Abe Ahmed Canada

Waxaan ahay Mahad, 17 jir ka degan Minnesota. Waxaan ka qaybgalay BaroQuranka.com muddo 6 bilood ah, hadda waxaan xafiday laba juz. Macalliminteyda aya u mahadcelina si Fican igu dadaaleen dhanka barashada quranka iyo xifdiga . Waxa aan jeclahay waa jadwalka nidaamka leh – waxaan casharka qaataa markaan guriga imaado oo aan mashquulka kasoobaxo.

Mahad USA

Contact Us

Get In Touch

Our Location

Wada KM4 Center Road Banadir, Somalia

Phone & WhatsApp

+966 12 345 6789 Available 9AM - 9PM GMT+3

Email Us

info@alnooracademy.com Response within 24 hours