Ku Baro Qur’aanka Kariimka ah Si Casri ah.
BaroQuranka waxaa aasaasay culimo iyo macallimiin khibrad u leh barista Qur’aanka. Ujeeddadeennu waa in aan ka dhigno barashada Qur’aanka mid fudud, laga helo meel kasta oo dunida aad ka joogtaan Gaar ahaan Dadka Soomaaliyeed.Waxaan ku dadaaleynaa in Qof kasta si dhab ah u fahmo Qur’aanka iyo Wixi laxiriira Insha Allah.